Wafti ka socda xukumada SL ayaa kormeeray goobta diiwaangelinta kaadhka codbixinta G.Salel.