Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ee Somaliland Cabdirashiid Ibraahim Cabdiraxmaan, ayaa maanta furay shir lagaga arrinsanayo maalgelin loo samaynayo ganacsatada yar-yar ee la yimaadda hal-abuurka Ganacsi.
Warkan oo Faahfaahsan Ka Daawo Muuqaalka Hoose