Golaha Guurtida Somaliland Oo Ku dheggan Shirkadaha Bixiya Adeegga Korontada ee Dalka, waxaanay mudaneyaashu qaarkood soo jeediyeen in Golaha loogu yeedho masuuliyiinta shirkadaha si su;aalo looga weydiiyo arrimo dhowr ah oo ka tarjumaya dareenka bulshada ay xildhibaannadu metelaan.
https://youtu.be/JKQhCegO_b0