Abwaan Halbeeg Oo Goojacadde Ka Soo Dhex Tiriyey Gabay uu Ciidanka Qaranka Ku Ammaanay

Abwaan Maxamed Xasan Diiriye (Halbeeg) Oo ka tirsan Kooxda Fanaaniinta Gaashaan ee Ciidanka Qaranka, ayaa tiriyey Gabay uu ku hoga-tusaaleeyey Waxtarka Ciidanka Qaranku u leeyahay Difaaca Dalka iyo Daryeelka Dadka Shacabka ah.

Abwaanka Halbeeg ayaa ku sugan Saldhigga Ciidanka Qaranka Somaliland ee Goojacadde oo ku yaalla duleedka Bari ee magaalada Laascaanood.