London: Wacdarihii Jaaliyadda Somaliland ee UK iyo Isku daygii Fashilmay ee Cadowga Dibadda

Magaalada London ee Caasimadda Boqortooyada Ingiriiska, waxa shalay ka dhacay dibed-bax ballaadhan, kaasi oo ay dhigeen Dadka reer Somaliland ee dalkaas ku nool.

Dibed-baxan oo ka dhacay xafiiska Raysal-wasaaraha UK hortiisa, ayaa dadweynuhu ku taageereen Qadiyadda Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ciidammada Qaranka ee dagaalka kula kula Kooxaha Huwanta ah ee isku urursaday Magaalada Laascaanood.

Exit mobile version