Madaxweyne Biixi oo Qirtay In Dagaalka Laascaanood Khasaare weyni ka soo gaadhay Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Sheegay In Dagaalka Laascaanood Khasaare weyni ka soo gaadhay Qaran ahaan, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.