Ogaysiis Ku Socoda Bulshada Somaliland Amar Xayiraad Dhisme Fooq ah Oo ku Yaal Hargeisa

Ogaysiis Ku Socoda Bulshada Somaliland Amar Xayiraad Dhisme Fooq ah.

Hargeisa(GNN):-Bulshada somaliland waxaa lala socodsiinayaa in dhismaha fooqa ah oo ay xayirtay maxkamada gobolka Maroodijeex islamarkaana ilaa hadda ay dacwadiisu ka socoto Maxkamadaha dalka in aaney cidi iibsan karin sifo kale oo ka baxsan sharcigana aan loo isticmaali karin, sidaas darteed waxaa dhammaan shacabka jamhuuriyada somaliland la ogaysiinayaa in dhismaasi fooqa ah ee Holiday kuna yaala dhinaca dambe ee dugsiga sheekh bashiir In ay ka socoto dacwad, sidaa daraadeed aaney cidi iibin karin lana iibsan karin.

Exit mobile version