Kaalin shidaal oo ka mida kaalmaha Berbera iyo booyad shidaal ku shubaysay ayaa dab xoogani qabsaday.