Siyaasiga Sheekhul Axmar Oo Sheegay In Burco ay Tahay Laf Dhabarta Qaranka Somaliland.

Hargeisa(GNN):- Siyaasi C.rashiid Jaamac Dhari ayaa Madal uu ka jeediyey sheegay in Magaalda Burco ay Tahay Lafdhabarta Qaranka somaliland.