Xisbiga Kulmiye oo fariin u direy Shacabka Somaliland iyo Waxay ay …

Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere) oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada oo isla xisbiga katirsan, ayaa baaq la xidhiidha muhiimadda ay leedahay qaadashada kaadhka cod-bixinta u diray shacabka reer Somaliland, gaar ahaanna taageerayaasha xisbiga KULMIYE.