Gabiley(HNN):-Waxaa Maanta Deeq Lacageed oo ay ku deeqeen Muwaadiniin reer somaliland ahi lagu wareejiyey gudida gacanta ku haysa dhismaha jaamacada quraanka iyo culuumta diinta islaamka oo sanadihii ugu danbeeyey uu dhismaheedu ka socoday Degmada Arabsiyo.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Farxada leh.