Dowladda Taiwan oo $2 Milyan Ugu Deeqday Somaliland

Dowladda Taiwan ayaa lacag dhan 2 Milyan oo Dollar ugu deeqday Jamhuuriyadda Somaliland, waxaana dhaqaalahan loogu tala-galay horumarinta adeegyada aasaasiga ah ee bulshada.