“Ujeeddada Shirku waa in Sannadkii hal mar la isu yimaado la eego kolba isbedelka Tiknoolajiga”

Hargeisa(GNN):-Magaalada Hargeisa Waxaa Maanta ka Furmay Shirweynaha Somaliland ICT Conference 2023 oo Sanadkiiba halmar ay Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Soo Agaasinto.

Waxaana Madasha Shirweynaha Tiknoolajiyada Somaliland Kasoo qaybgala Badi Shirkadaha Waaweyn ee Isgaadhsiinta Dalka iyo Cidkasta oo ku abtirsata Aqoonta Tiknoolajiyada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.