Xildhibaan Jamaal Cismaan oo Culimada, Aqoonyahanka iyo Ganacsatada Somaliland Ugu Baaqay Inay Ka Qayb-qaataan Difaaca Qarannimada

Xildhibaan Jamaal Cismaan Cabdilaahi oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee Hargeysa, ayaa baaq u diray Culimada, Aqoonyahanka, Ganacsatada iyo Dhalinyarada Dalka.

Xildhibaanka oo hadal ka jeediyey munaasibad loo qabtay arday dhammeysatay barashada Qur’aanka Kariimka ah, waxa uu Aqoonyahannka, Culimada, Ganacsatada iyo Dhalinyarada Dalka oo ku tilmaamay kuwa ugu mudan ee dhismaha qaranimadu ku tiirsan tahay ugu baaqay inay meel uga soo wada-jeestaan difaaca qaranimada Somaliland.

Exit mobile version