Golaha Wasiirada JSL ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey miisaaniyadda Dawlada ee 2024.