Hargeysa: Ganacsade Xaday Meheraddiisa iyo Tii Ku Xigtay

Ciidanka Booliska degmada 26 June ee Hargeysa, ayaa soo bandhigay Hanti uu xaday nin ganacsade ah oo meher ku leh Suuqa gobanimo, kaas oo xatooyo u geystay Meheraddiisa iyo Meherad la deris ah.