Maxjarka wadaniga ah ee Berbera ayaa xoolo dhan Lix kun oo Neef ka dhoofiyay Dekada Berbera.