Shirakawa Barre Constraction Companay oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuustay Dilaaliinta Hargeysa

Hargeysa (GNN)- Shirakawa Barre Constraction Companay oo kamid ah Shirkadaha waaweyn ee Somaliland Gaar ahaan kuwa Dhismaha ayaa Casuumad hadhimo-sharafeed ah kumaamuustay Madaxda Dalada ay ku midoobeen Dilaaliinta Magaalada Hargeysa.

Munaasibadaasi Hadhimo-sharafeeda ahayd ayaa waxa ka soo qayb galay Xubno ka maid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Cadaalada, Xoghaya Fulinta Dawlada Hoose iyo Qaar kamid ah Saraakiisha Iyo Masuuliyiinta Dawlada Hoose ee Hargeysa iyo marti sharaf kale, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.

Exit mobile version