UK: Kulmiye Iyo Waddani oo ku kala Adkaaday Ingiriiska & Sababta

Xafladii Xilwareejinta Labada Guddoomiye ee Xisbiga Wadani ee West Midland ee Dalka Ingiriiska.
Xafladaasi oo ay ka soo Qayb galeen xildhibaan Food oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Maxamed Cali oo ah Musharaxa Madaxweyne ku Xigeenka ee Xisbiga Wadani oo Socdaal shaqo ku Jooga Magaalada Birmingham ee UK, Faah Faahinta Barnaamijkaasi Halkan Hoose ka Daawo.