Beelwaynta Jaarso Oo Casuumad Balaadhan U Sameysay Waftigii Salaadiinta Beelaha Dirreed oo Ku Sugan Ethiopia.

Beelwaynta Jaarso Oo Casuumad Balaadhan U Sameysay Waftigii Salaadiinta Beelaha Dirreed oo Ku Sugan Ethiopia.

 

Addisababa(GNN):- Wafti ka socoda Salaadiinta Beelaha Dirr oo Safar shaqo ku joogay Dalka Ethiopia gaar ahaan Caasimadii Addisababa ayaa Waxaa Casuumad Qiimo Badan u Sameeyey Ganacsatada iyo Madaxda Dhaqanka BeelahaJaarso, Waxaana casuumadaasi oo ay aad uga mahad celiyeen salaadiinta Beelaha direed ka wada hadleen sidii ay dhinac walba iskaga kaashan lahaayeen labada bulsho.

 

Sidoo kale salaadiinta iyo Ganacsatada labada dhinac sheegay in marwalba la shaqeeyo arrimaha horumarka bulshada iyo nabad galyada iyo xasilooni ku wada noolaanshaha mandaqada geeska africa.