Garyaqaan Cigaal Almis oo Maanta Loo Doortay Gudoomiyaha Gudida Ruqsad Bixinta iyo Anshax Marinta Qareenada Somaliland.

Hargeisa(GNN):- Waxaa Maanta Magaalada Hargeisa ka Dhacday Doorasho Lagu Dooranayo Gudoomiyaha Cusub ee Gudida Ruqsad Bixinta iyo Anshaxmarinta Qareenada Somaliland

waxaana Gudoomiye Maanta ay u Doorteen Garyaqaan Maxamed Cismaan Xasan Almis Cigaal inuu noqdo Gudoomiyaha 2sano ee soosocta.

Exit mobile version