Taliyaha Millateriga Somaliland iyo wasaaradda Gaashaandhigga Ethiopia ayaa kulan ku yeeshah Addis-ababa.

Addisabab(GNN):-Taliyaha Millateriga Somaliland iyo wasaaradda Gaashaandhigga Ethiopia ayaa kulan ku yeeshah Addis-ababa.

Warbaahinta dawladda Ethiopia ayaa baahisay in labada dhinac ka wadahadleen arrimaha xidhiidha Millateriga iyo iskaashigooda.