Jaaliyada Somaliland ee Dalka Sweden ayaa Shir Deg Deg ah ka Yeeshay Sidii looga hor-tagi lahaa Duulaanada & Shirqoolada Cadowgu ku hayo Jamhuuriyada Somaliland, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.
Dhawaaq ka Nixiyay Cadowga Somaliland oo ka soo dhacay Dalka Sweden & Sababta
![](https://usercontent.one/wp/gabiley.net/wp-content/uploads/2024/02/dhawaaq-ka-nixiyay-cadowga-somal.jpg?media=1698863689)