Deg Deg;- Jaamacada Tima-Ade oo Ka Mid Noqotay Jaamacadaha Bixinaya Kuliyada Dhakhtarnimada

Gabiley(GNN) Gudida Tacliinta Sare Ee Somaliland Ayaa Jaamacada Timacade U Soo Dirtay Warqad Loogu Ogalaanayo Bixinta Kuliyada Dhakhtarnimada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET