Masuul Xukuumadda Somaliland Ka Tirsan Oo Arrin Aanu Filayn Kala Kulmay Dalka Canada

Toronto (GNN)- Jaaliyadda Somaliland ee Toronto, ayaan soo dhaweyn ballaadhan iyo kulan aan loo kala hadhin ku qaabilay Safiirka Somaliland ee dalka Taiwan oo Socdaal shaqo ku gaadhay dalka Canada.