Badhasaabka gobolka Awdal ayaa booqday xerada Gorayo-cawl ee ciidamada qaranka ee aagga galbeed.