Guddida wada dhismaha Jidka Hargeysa – Balli Cabane ayaa kormeer shaqo ku tagay dhismaha wadadaasi.