Mashquulka Suuqyada Hargeysa Oo Si Aan Hore Loo Arag Ammaankiisa Loo Xoojiyey

Mashquulka Suuqa Hargeysa Oo Ammaankiisa La Xoojiyey iyo Saraakiisha Ciidanka Booliska oo Kormeer indho-indhayn ah ku galaa-bixiyey.