Shirkada Ihsan Auditing and Consulting Firm waxay bixisaa adeegyada Audit ka, dejinta barnamijyada xisabadka, Tababarada shaqaalaha ganacsiga

Shirkada Ihsan Auditing and Consulting Firm waxay bixisaa adeegyada Audit ka, dejinta barnamijyada xisabadka, Tababarada shaqaalaha ganacsiga iyo diyaarin ta siyaasadaha ganacsiga…waxaa la aasaasay 2005. Xarunteeda guud waa Hargeisa waxayna xafiisyo ku leedahay wadamada jaarka. waxa kamida hayadaha waaweyn ee caalamiga ah ee ay Ihsan u adeegtey …Hay’ada weyn ee Qadar Charity xafiisyadeeda Somaliya(Mogadishu)iyo Djibouti, Finn Church Aid Finland (FCA) , World Relief Germany (WRG) ,Danish Refugee Council (DRC) , Norwegian Refugee Council (NRC) , Tearfund Germany iyo qaar kale oo badan oo isugu jira INGOs and LNGOs ….

 

Contact person

Abdirazak Sh Ali

CEO/Founder

+252 63 4418174

+252 65 4418174

ihsan.acf@gmail.com

Info@ihsanconsulting.com