Jaaliyada Somalilad ee Dalka Tanzania Oo Si Layaab Leh U Xusay Maalinta Qaran 18May +Wafti Culus oo Kala Qayb Galay.

Jaaliyada Somalilad ee Dalka Tanzania Oo Si Layaab Leh U Xusay Maalinta Qaran 18May +Wafti Culus oo Kala Qayb Galay.

 

Wafti Ka Socoda Dawlada Somaliland oo Isugu Jira Salaadiin Xildhibaano iyo Madax Kale Ayaa Kala Qayb galay Munaasibad Balaadhan oo Jaaliyada Somaliland ee dalka Tanzania ku Muujiyeen Qadiyada Maalinta Qaran ee Xuska 18 May Madax Banaanida Somaliland.

 

Munaasibad Balaadhan oo Ka Qabsoontay Caasimada Dalkaasi ee Daarasalaam ayaa waxaa kasoo qayb galay Dhamaanba Jaaliyada Somaliland ee dalka Tanzania Madax kala duwan iyo Marti sharaf ka socotay Dawlada Dalkaasi Tanzania.

Khudbado Kala duwan oo ay Halkaa Ka Jeediyeen Suldaan Salmaan iyo Xildhibaanada Somaliland ee kamid ahaa waftigan ayaa si weyn ugu mahad naqay sida muuqata ee shacabka somaliland ee ku dhaqan dalkan Tanzania ay u muujiyeen Qadiyadooda waxaanay kula dardaarmeen inay usoo jeedeen dalkooda kana qayb noqdaan Horumarka ka socoda dalka.

 

Exit mobile version