Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Bahacali Oo Raaligalin Siiyey Siyaasi Iid Xassan Cabdi.

Waxgaradka iyo Cuqaasha Beelweynta Bahacali Oo Raaligalin Ka Bixiyey Khalad hore uga dhacay oo hore looga Galay Siyaasi Iid Xasan Cabdi oo Kamida ah Siyaasiyiinta Beesha.