Shacabka Somaliland Oo Diyaargarow Aan hore Loo Arag Ku Qaabilaya Xuska Maalinta Qaran ee 18MAY 2024.

Hargeisa(GNN):- Shacabka Somaliland Ayaa Si Baaxad Leh Waxay Isugu Diyaarinayaan Xuska Maalinta Qaran ee 18may Sanadka 2024 iyadoo Laga Dareemayo Suuqyada Waaweyn ee Magaalooyinka Dalka Somaliland.