“Heshiiska Ethiopia Wuxuu Somalia Ku Kalifay Inay Gacan-saar La yeelato Shabaab Si Somaliland loo Dhibaateeyo”

“Heshiiska Ethiopia Wuxuu Somalia Ku Kalifay Inay Gacan-saar La yeelato Shabaab Si Somaliland loo Dhibaateeyo” – Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed.