Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Dr.Axmed Aadan Buuxane oo uu wehelinayey Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa maanta si rasmi ah u soo gebogabeeyey imtixaanaadka shahaadigga ah ee sannad dugsiyeedka 2023-2024.

Exit mobile version