Weftigii ka socday dalka Maraykanka ayaa gaadhay magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil.