“Xirsi iyo Cirro Waxan Leeyahay Aynu Kala Xishoono Reerkayga Anaa U Suldaan Ah Iima Gacan Dhaafi”…Eng Faysal Cali Waraabe Oo Afka Furtay.

“Xirsi Iyo Cirro waxaan leeyahay aynu kala xishoonno, Reerkayga aniga u Suldaana anigaana u Murashax ah…,”
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.