“Ninka Fiqi La Yidhaa ee Somaliland Laga Kari Layahay, ISAAQ baa Xoreeyey Reerkiisa” ~ Boqor Buurmadow

“Ninka Fiqi La Yidhaa ee Somaliland Laga Kari Layahay, ISAAQ baa Xoreeyey Reerkiisa” ~ Boqor Cismaan Aw-Maxamuud (Buurmadow) oo ka hadlay Taariikhda Guumeysiga Dhexmaray Beelaha Majeerteen iyo Habar-Gidir.