Borama Madal Ilyartu Is Qabatay Oo Shacabku Kusoo Bandhigeen Rabitaankooda Ururka Shacabka.

Borama Madal Ilyartu Is Qabatay Oo Shacabku Kusoo Bandhigeen Rabitaankooda Ururka Shacabka.

Munaasibadan Balaadhan ayaa Waxaa Kasoo Qayb Galay Taageerayaal Ka badan ilaa 400o kun oo qof oo ah Shacabka Xariirta ah ee Magaalada borama.