Shacabka Gobolka Awdal Oo Maanta Isku Soobixii Ugu Balaadhnaa Ku Muujiyey Taageeradooda Cida Ay Doonayaan In uu Dalka Hogaamiyo.

Borama(GNN):-Shacabka Magaalada Borama Xarunta gobolka Awdal ayaa Maanta Isku soo bixi ugu balaadhnaa kusoo dhaweeyey Gudoomiyaha Ururka Shacabka Somaliland Garyaqaan Maxamed Maxamuud Timo oo 7 Xafiis Ka furay Maanta Xarunta magaalada borama degmoooyinka xaafadaha kala duwan.

Halkan Hoose Ka Daawo.