Booliska Somaliland Oo Meel Adag Iska Taagay Arrinta Safiya Tusmo

Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Awdal Gaashaanle Sare Cabdi Kheyre Dugsiiye (Arraweelo), ayaa ka hadlay eedayn ay fanaanadda Safiya u tusmo u jeediyey ciidamada ammaanka iyo maamulka gobolka Awdal oo ay ku eedaysay inay ku lug leeyihiin gubashada meherad ay ku leedahay magaalada Boorama.