Shacabka Gabiley iyo Caawa Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse Wacdarro aan la Maqal

Siyaasi Shacayb Maxamed Muuse Ayaa Wacddaro Layaab Leh Caawa Ka Sameeyey magaalada gabiley kaas oo isku dubariday Shacabka Gobolka gabiley Diyaargarowga maalinta Barriya ee Ololaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

Exit mobile version