Xilwareejinta Gobolka Hawd

Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga JSL Mudane Cabdalle Maxmed Carab ayaa Maanta Xilkii u kala Wareejiyey Masuuliyiintii hore iyo Masuuliyiinta Cusub ee Gobolka Hawd.