Abwaan Daaha Gaas Oo Ka Dhextoosay Madaxtooyada Somaliland

Guddoomiyaha Kooxda Dayax Band Abwaan Daaha Cabdi Gaas, ayaa hadal garnaqsi ah ka jeediyey munaasibad lagu marti-qaaday Bahda Fanka Somaliland oo xalay lagu qabtay madaxtooyada jsl.