“Beesha Subeer Awal Waa La beegsanayaa” – Xildhibaan Jamaal Cismaan

“Beesha Subeer Awal Waa La beegsanayaa” – Xildhibaan Jamaal Cismaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee Hargeysa ayaa si adag uga hadlay dadkii doortay oo dowladda laga caydhiyey