Madaxweynaha JSL ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Dalka Kenya Moses Wetang’ula.