Gabiley(GNN)Tartan Aqooneedkan Oo Ahaa Mid Ayku Tartamayeen 10 Dugsiyada Hoose Dhexe Ee Dawliga Ah Ee Deegaanada Gobolka Gabiley,Waxana Tartankan Soo Agaasimtey Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Iyo Maamulka Waxbarashada Gobolka Ujeedka Tartankan Ayaa La Xidhiidha Kobcinta Iyo Curinta In Kor Loo Qaado Tayada Waxbarashada Iyo Isdhexgalka Bulshada Si Loo Helo Ardey Aqoontoodu Sareyso Oo La Jaanqaadaya Dunida Casriga Ah Ee Ku Dhisan Aqoonta Iyo Ilbaxnimada,Waxana Xaflada Tartan Aqooneedka Ah Kaso Qaybgaley Masuuliyiin Macalimiin Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulsahda, Waxana Tartankan Aqooneedkan Ku Guuleystay Dugsiyada Kalabeydh Iyo Shekh Muxumed Warsame Oo Kaalinta Koobaad Wada Cidhiidhsadey,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)
GABILEY OFFICE