Gabiley(GNN)Xildhibaan Maxamed Amiin Cali Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Ayaa Taageero Balaadhan Umiijiyay Xeerka Ah In Cod Hal Dheeriya Xilka Lagaga Qaadi Karo Maayeerada Dalka Wuxu Si Badheedha U Taageerya Mooshinka Horyaala In Ay Baarlamaanku Ansixyaan Ee Qeexaya In 11 Xildhibaan Ay Si Toosa Xilka Uga Qaadi Karaan Maayerada Dalka, Gaasta Kale Xildhibaan Maxamed Amiin Cali Ayaa Tilmaamaya In Uu Jiro Masumaasuq Baahsan Oo Ragaadiyay Degmada Gabiley,Wuxuna Farta Ku Fiiqaya In Mushaarkii Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Anay Qaadan Mudo Laba Bilooda,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
Xildhibaan Maxmad Amiin Cal Sido Kale Wuxu Ka Hadley Miisaniyadii Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Ay Ansixiyeen Ee 2017 Iyo 2018, Wuxuna Xildhibaanku Wasaarada Arimaha Gudaha Ugu Baaqay In Ay Soo Faragaliso Hanaankay Ushaqeyso Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)
GABILEY OFFICE