Gabiley(GNN)Abdishakuur Muxamed Muuse Waa Nin Curyaana Oo Cagaha Naafo Ka Ah Ma Jiran Cid Garab U Ah Oo Daryeelaysa Waa Aabe Haysta 9 Caruura Wuxuna La Daala Dhacaya Quudinta Caruurtaasi Iyo Waxbarashadooda Waa Dirawal Ku Shaqeysta Baabuurta Loo Yaqaan Noohada Wuxuna Guraa Adhiga Iskagana Kala Gooshaa Wajaale Iyo Gabiley, Abdishakuur Muxamed Muuse Waxa Loogu Yeedha Dhiishka Fayaw,Waa Aabe Dadaal Badan Oo Kartidiisa Isticmaalaya Si Uga Dabaasho Masuuliyada Ka Saaran Ubadkiisa Iyo Labada Xaas Ee Uu Leeyahay, Magaalada Gabiley Waaka Caan Wuxuna Noqday Aastaan Iyago Dadka Naafada Ahi Ay U Arkaan Dhiirigalin Madama Oo Uu Ka Shaqo Badan Yahay Dad Badan Oo Lixdoodii Lixaad Qaba, Bulshada Uu U Adeego Waxey Umuujiyaan Naxariis Si Ay Udhisaan Quluubta Aabahan Oo Ah Mid Muujinaya In Shaqadu Ay Ka Sharaf Badan Tahay Shaxaadka Iyo Camal La,aanta Oo La Qabatimo,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
Abdishakuur Ayaa Tilmaamaya In Dadka Naafada Ahiy Ayna Ay Is Liidin Niyad Jabina Ee Ayku Dhiiradaan Shaqooyinka,Si Ay Uga Maarmaan Baryada Iyo Shaqo La,aanta
Dadka Uu U Adeego Ayaa Sharaxaadka Bixiyay Hanaanka Uu U Shaqeysto Waxeyna Tilmaamayan Inu Ka Geesisan Yahay Dadka Lixdoda Lixaad Qaba,
Ugu Danbyntii Abdishakuur Muxumed Muuse Dhiishka Fayaw Wuxu M/Wayne Muuse Bixi Iyo CIdkasta Oo Itaal Dhaanta Uu Ka Codsanaya In La Gacan Qabto Isla Markana Lagu Gargaaro Wixi La Kari Karo,Ee
Fadlan Daawade Hadii Aad Hasyo Talo Iyo Qorshayaal Dhaxalgala Oo Wax Lagaga Badali Karo Nolasha Abdishakuur La XIdhiidh Telfankiisa Ee Shaashada Ku Qoran,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE