31-ka May Saddex Dhacdo Oo Is Barkan Xusuus Gaar Ahna Ku Leh Qulubta Umadda Somaliland

ย 

1_ Waxay ahayd malin uu inagaย ย baxayย ย mujaahid Adan shine oo uu gob kula geeriyooday mujaahid siyaad oo ka mid ahaa macalimintii dugsiga Farah Omar.

ย 

2- Waxay ahayd dhacdadii gudagalkiiย ย dalka ee dagaalka lagala hortegey Taliskiiย ย naxarista darnaa ee aan dad iyo duunyo kala reebin laguna tuuray heeryadii gumaysiga.

ย 

3-Waxay ahayd dhacdo kale oo taariikhi ahย ย oo dhacday kalanaย cadaysay in aanay gorgortan geli karin gooni isu taagaย Jamhuuriyaddaย ย Somaliland,ย ย Aftidii shacabka laga qadayna codka Haa la yidhiย ย 97% .

Isagoo noqdayย ย distoor lawada leeyahay oo qaran, qabil iyo qoysba ku badhaadhay dhamaanteed bulshadu walaaha ahi khalad iyo saxna kala saaray.

ย 

Waxa beenowday oo aan rabaa inaan hosta kaย ย xariiqo halkudhayo ay fidin jireen dhangagalayashu iyo kuwii Somaliland kasoo horjedey oo ahayd (waa shaadh nin loo tolay oo lagu qiyaasay,ย ย Xataa kuwii sida lahaa ayuu shaadhkii leekaaday) waxaan leeyahay halayska jiro hadalada xanafta leh ee umadda kala fogaynaya uur ku taaladana reebaya.

ย 

Waxaan salaamayaa dhammaan shacabka Somaliland gudo iyo dibedba.

Waxaan si gaara u salaamayaa ciidanka qaranka oo aan leeyahay weligiin jira oo jooga.

ย 

Ramadan karim

Wa bilahi tawfiq

Marwo Kaltum