Gabiley(GNN)Waxa Maanta Xildhibaanada Golaha Deegaanka Magaalada Gabiley Usoo XIdhmay Kalfadhi 15ad Oo Maalmahanba USocday Waxana Lagu Odorasayay Lagagana Doodaya Labo Qodob Oo Kala Ah Dib U Eeegista Miisaaniyada Iyo In La Dhagaysto Go,Aaanada Ay Soo Gudbiyaan Gudida Joogtada Ah,Waxana Xidhitaanka Kulankan Kaso Qaybgalay 16 Xildhibaan 15 Xildhibaan Ayaa Cod Gacantaaga Ku Ansixyay Qodobada Maalmahanba Laga Doodayay Gudoomiyuhuna Muu Codeyn,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE